Waa immisa Mushaharka uu bil walba qaato Raisul Wasaaraha Itoobiya?

Raisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Axmed CaliĀ  ayaa shaaciyey lacagta uu bil kasta u qaato mushahar ahaan iyo xiliyada uu shaqeeyo. Abiy Axmed ayaa sheegay inuu todobaadka oo dhan joogo xafiiskiisa xitaa marka lagu daro maalinta fasaxa ah isagoo xusay inuu bishiiba mushahar ahaan u qaato $300 oo Dollarka Maraykanka ah. Hadalkaasi ayuu ka … Continue reading Waa immisa Mushaharka uu bil walba qaato Raisul Wasaaraha Itoobiya?